{"id":761,"date":"2022-09-12T08:52:45","date_gmt":"2022-09-12T05:52:45","guid":{"rendered":"https:\/\/summayhdistys.fi\/?post_type=product&#038;p=761"},"modified":"2025-03-06T11:55:55","modified_gmt":"2025-03-06T09:55:55","slug":"tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1","status":"publish","type":"product","link":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/","title":{"rendered":"Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1"},"content":{"rendered":"","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<div>Buuggan magaciisa la yiraahdo Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1, waa buug tafsiirka Quraanka ah oo loogu talaggalay dhammaan ardayda bilaabaysa barashada Quraanka kariimka ah. Buuggu waxaa uu ka kooban yahay suuradaha Quraanka ee kala ah Al-Faatiha, Al-Ikhlaas, Al-Falaq iyo An-Naas. Waxaana uu faham cad oo luqadda soomaaliga ah ka bixinayaa macnaha muhiimka ah ee afartaas suuradood. Aayad walba oo suuradahaas Quraanka ka mid ah si gooni ah ayaa loo sharraxay, waxaana aayad walba la socda sawir qurux badan oo kuu qeexaaya macnaha aayaddaas ay leedahay. Sawirrada ku saabsan mawaadiicda buugga waa kuwo laga soo qaatay meelaha carruurta loogu talaggalay, islamarkaana ah kuwo ku saabsan arrimaha ay carruurtu yaqaannaan. Dhammaadka buugga waxaa ku qoran leyliyo loogu talaggalay carruurta, kuwaasoo ujeeddada laga leeyahay ay tahay, in lagu noqnoqdo arrimaha hore loo soo bartay ee buugga ku jira.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<p>1. painos<br \/>\n<span style=\"font-weight: 400;\">ISBN 978-952-69903-6-1<\/span><br \/>\nPehme\u00e4kantinen, 56 sivua<br \/>\nPainettu Suomessa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"featured_media":789,"template":"","meta":[],"product_cat":[16],"product_tag":[],"yoast_head":"<title>Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1 - T&auml;hti&amp;Kuu Books<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"fi_FI\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1 - T&auml;hti&amp;Kuu Books\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buuggan magaciisa la yiraahdo Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1, waa buug tafsiirka Quraanka ah oo loogu talaggalay dhammaan ardayda bilaabaysa barashada Quraanka kariimka ah. Buuggu waxaa uu ka kooban yahay suuradaha Quraanka ee kala ah Al-Faatiha, Al-Ikhlaas, Al-Falaq iyo An-Naas. Waxaana uu faham cad oo luqadda soomaaliga ah ka bixinayaa macnaha muhiimka ah ee afartaas suuradood. Aayad walba oo suuradahaas Quraanka ka mid ah si gooni ah ayaa loo sharraxay, waxaana aayad walba la socda sawir qurux badan oo kuu qeexaaya macnaha aayaddaas ay leedahay. Sawirrada ku saabsan mawaadiicda buugga waa kuwo laga soo qaatay meelaha carruurta loogu talaggalay, islamarkaana ah kuwo ku saabsan arrimaha ay carruurtu yaqaannaan. Dhammaadka buugga waxaa ku qoran leyliyo loogu talaggalay carruurta, kuwaasoo ujeeddada laga leeyahay ay tahay, in lagu noqnoqdo arrimaha hore loo soo bartay ee buugga ku jira.       1. painos ISBN 978-952-69903-6-1 Pehme\u00e4kantinen, 56 sivua Painettu Suomessa  &nbsp;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"T&auml;hti&amp;Kuu Books\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/tahtikuubooks\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-03-06T09:55:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Tafsiir-1-somalia.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/\",\"url\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/\",\"name\":\"Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1 - T&auml;hti&amp;Kuu Books\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Tafsiir-1-somalia.jpg\",\"datePublished\":\"2022-09-12T05:52:45+00:00\",\"dateModified\":\"2025-03-06T09:55:55+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"fi\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"fi\",\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Tafsiir-1-somalia.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Tafsiir-1-somalia.jpg\",\"width\":2200,\"height\":2200},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Etusivu\",\"item\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kauppa-old\",\"item\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/kauppa-old\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":3,\"name\":\"Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#website\",\"url\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/\",\"name\":\"T&auml;hti&amp;Kuu Books\",\"description\":\"T&auml;hti&amp;Kuu Books\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"fi\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#organization\",\"name\":\"T\u00e4hti&Kuu Books Oy\",\"url\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"fi\",\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Tahtikuu-logo-musta-smol_768px.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Tahtikuu-logo-musta-smol_768px.png\",\"width\":768,\"height\":411,\"caption\":\"T\u00e4hti&Kuu Books Oy\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/tahtikuubooks\",\"https:\/\/instagram.com\/tahtikuubooks\"]}]}<\/script>","yoast_head_json":{"title":"Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1 - T&auml;hti&amp;Kuu Books","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/","og_locale":"fi_FI","og_type":"article","og_title":"Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1 - T&auml;hti&amp;Kuu Books","og_description":"Buuggan magaciisa la yiraahdo Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1, waa buug tafsiirka Quraanka ah oo loogu talaggalay dhammaan ardayda bilaabaysa barashada Quraanka kariimka ah. Buuggu waxaa uu ka kooban yahay suuradaha Quraanka ee kala ah Al-Faatiha, Al-Ikhlaas, Al-Falaq iyo An-Naas. Waxaana uu faham cad oo luqadda soomaaliga ah ka bixinayaa macnaha muhiimka ah ee afartaas suuradood. Aayad walba oo suuradahaas Quraanka ka mid ah si gooni ah ayaa loo sharraxay, waxaana aayad walba la socda sawir qurux badan oo kuu qeexaaya macnaha aayaddaas ay leedahay. Sawirrada ku saabsan mawaadiicda buugga waa kuwo laga soo qaatay meelaha carruurta loogu talaggalay, islamarkaana ah kuwo ku saabsan arrimaha ay carruurtu yaqaannaan. Dhammaadka buugga waxaa ku qoran leyliyo loogu talaggalay carruurta, kuwaasoo ujeeddada laga leeyahay ay tahay, in lagu noqnoqdo arrimaha hore loo soo bartay ee buugga ku jira.       1. painos ISBN 978-952-69903-6-1 Pehme\u00e4kantinen, 56 sivua Painettu Suomessa  &nbsp;","og_url":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/","og_site_name":"T&auml;hti&amp;Kuu Books","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/tahtikuubooks","article_modified_time":"2025-03-06T09:55:55+00:00","og_image":[{"width":2200,"height":2200,"url":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Tafsiir-1-somalia.jpg","type":"image\/jpeg"}],"twitter_card":"summary_large_image","schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/","url":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/","name":"Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1 - T&auml;hti&amp;Kuu Books","isPartOf":{"@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Tafsiir-1-somalia.jpg","datePublished":"2022-09-12T05:52:45+00:00","dateModified":"2025-03-06T09:55:55+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#breadcrumb"},"inLanguage":"fi","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"fi","@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#primaryimage","url":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Tafsiir-1-somalia.jpg","contentUrl":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Tafsiir-1-somalia.jpg","width":2200,"height":2200},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/tuote\/tafsiirka-quraanka-ee-carruurta-1\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Etusivu","item":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kauppa-old","item":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/kauppa-old\/"},{"@type":"ListItem","position":3,"name":"Tafsiirka Quraanka ee carruurta 1"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#website","url":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/","name":"T&auml;hti&amp;Kuu Books","description":"T&auml;hti&amp;Kuu Books","publisher":{"@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"fi"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#organization","name":"T\u00e4hti&Kuu Books Oy","url":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"fi","@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Tahtikuu-logo-musta-smol_768px.png","contentUrl":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Tahtikuu-logo-musta-smol_768px.png","width":768,"height":411,"caption":"T\u00e4hti&Kuu Books Oy"},"image":{"@id":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/tahtikuubooks","https:\/\/instagram.com\/tahtikuubooks"]}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-json\/wp\/v2\/product\/761"}],"collection":[{"href":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-json\/wp\/v2\/product"}],"about":[{"href":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-json\/wp\/v2\/types\/product"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-json\/wp\/v2\/media\/789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"product_cat","embeddable":true,"href":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-json\/wp\/v2\/product_cat?post=761"},{"taxonomy":"product_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/summayhdistys.fi\/6D4iE\/wp-json\/wp\/v2\/product_tag?post=761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}